WARARKA

Dhegeyso: Gudiga Joogta Aqaalka Sare oo Ka Digay Faragelinta Lagu Hayo Doorashada Ka Dhici Doonto K Galbeed

Gudiga joogtada ah ee golaha aqalka sare baarlamaanka Sooomaaliya oo maanta shir saacado badan qaatay ku yeeshay xaruntooda Muqdisho ayaa waxa ay ka digeen...

Dhegeyso Wasiirkii Hore ee Amniga oo Ka Hadlay Eedeyn Ay Hay’ada Nissa Usoo Jeedisay

Wasiirkii hore ee wasaarada amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka jawaabay qoraal ay hey'ada nisa sopo dhigtey bogeeda Twitterka kaasoo ay ku sheegtay iney...

Hay’ada Nissa oo Bogeeda Twitterka Soo Dhigtay Iney Hakisay Khandaraasyo Horey Loo Saxiixay

Hay’adda NISA ayaa sheegtay in ay hakisay maanta Qandaraasyo malaayiin Doollar ah oo baxay sanadihii la soo dhaafay kaasoo ay saxiixeen dowladii uu Xasan...

WAREEYSIGII ABUKAR CARMAAN MA MID SIYAASADEEYSAN BAA MISE RUN?

Walaalkeey/saxiibkeey Abuukar Carman mar uu wareeysi siiyay idaacadda BBC wuxuu sheegay in wali ay xayiraad saaran tahay Musharax Mukhtar Rooboow Ali asagoo cuskanaayo sida...

Xukuumada Federaalka oo Musuqmaasuqeeda Gaarey Meeshii Ugu Sareysay

Waxaa beryahan Magalada Muqdisho si xowli ah uga socda musuqmaasuq kii ugu weynaa oo ay xukuumada hor boodeyso kasoo ay ku dagaalameyso maamulka koonfur...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img