--Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 10 ruux.
---Hoobiyaal sida roobka haatan ugu daadanaya xarunta gobolka Banaadir...
Ciidammada reer Afrika ee ku howlgala magaca AMISOM iyo Ciidamada Dowlada ayaa waxay saaka gacanta ku dhigeen deegaanno iyo tuulooyin cusub oo ka tirsan...