Todobaadkaan Masaajid ku yaala Muqdisho waxaa lagu dhex gowracay nin dhalinyaro ah, Gabarna Jacayl ayay isku gubtay halka nin dhalinyaro ahna uu iska jaray...
Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album