Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Shir Jaraa’id ay wada qabteen Xildhibaanada KoonfurGalbeed”Jawaari iyo Xasan yay xukumaayaan kolkay Shacabku gumaadayaan”

Qaar ka mid Xildhibaanada Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliyeed ee kasoo jeeda KoonfurGalbeed kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa shir Jartaa'id ay ku qabteen magaalada...

Dhegayso..Wariye Faashil ah oo isku dayay inuu caburiyo codka shacabka KoonfurGalbeed.

Wariye Cabdicasiis Dhaga Cade oo ka mid ah Wariyayaasha ku fashilmay Amaanada Saxaafada ayaa isagoo ay ka dhexguuxayaan Kooxda Sedexda gobol ee Garaadyaro waxa...

Wasiirka Gaadiidka Maamulka Lexda Gobol oo Ka Warbixiyey Bananbax Maanta Ka DhacayMagalada Baydhaba

Wasiirka gaadiidka ee maamulka lixda Gobol Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa uu ka waramey bananbax balaaran oo looga soo horjeedo  maamulka saddexda Gobol oo maanta...

Dhegayso..Suldaanka Afar Begedi”Hadaan wax laga bedelin wadada uu ku socdo shirka Baydhabo waa burburayaa”

Suldaanka Beelaha Afarta Begedi Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cabdulaahi Xasan Mayow oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ka digay sii socoshada shirka Baydhabo...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Gudoomiye Jawaari oo gaaray Baydhaba ---Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay qilaafka madaxda dowlada ---Dowlada Soomaaliya oo maanta labo ruux oo AL-Shabaabnimo lagu eedeeyay ku toogay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img