Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

1
34

wadajiro

 

 

 

 

 

—Gudoomiye Jawaari oo gaaray Baydhaba
—Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay qilaafka madaxda dowlada
—Dowlada Soomaaliya oo maanta labo ruux oo AL-Shabaabnimo lagu eedeeyay ku toogay magaalada Muqdisho.
—Salaadiinta gobolka Shabeelaha hoose oo diidmo xoogan kala horyimid maamul u samaynta Sedexda gobol
—Madaxweynaha Puntland oo iska fogeeyay eedeyn kaga timid Qaramada Midoobay
—Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Cambaareeyey Shirkii lagu soo gunaanadey Garbahaarey kuna tilmaamay Shirqool
—-Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Gedo oo Shirkii Siyaasadeed ee Garbahaarey ku Tilmaamay Mid fashil ku dhamaadey
—Wabiga shabeelle oo ku fatahay qaybo ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
—Wararkii ugu dambeeyay dagaaladii ka dhacay Gobolka Jubada Hoose
—Maamulka KMG uu Jubba oo dadaal ugu jira Xulista Baarlamaanka,maxaase ka dhalan kara

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

1 COMMENT

  1. waxaan lee yahay digil iyo firiflee waa hal hanaa lawadaa qeebsadoo xukunkaa hanaa lis raacoo saas ayaan leeyahay anigoo ku hatlaayoo magacaa digil gaar ahaanaa gare qoomiyadaa ha iskuu calool furnaadaan idaa cadanaa waa idaacat fiican kunaa mahatsan isku xirkaa

    somalia oo dhan waa idaa cad dhax dhaxaat ah waxaan rajeenayaa qalbigaa somaliya oo dhan in oo ilaahee iskuu furoo oo kadhigoo umat wadaa walaalaa ah

Comments are closed.