Wadajirradio Atlanta

Gudiga Qaban Qaabada Shirweynihii Alif Maay oo Mahadcelin U Direy Dadkii Ka Qeyb Qaatey Qabsoomida Shirka

Gudiga shirweynaha Alif Maay iyo gudigii qaban qaabada  shirweynihii Toronto waxaa ay mahadnoq gaar ah u jeedinayaan dhamaan xubnihii ka qeyb qaatey suura gelinta qabsoomida...

Dhegayso..Muxuu ka yiri Madaxweyne kuxigeenka K/G xirida Shirka Baydhabo.

Iyadoo R/wasaaraha Soomaaliya uu amray in laxiro shirka ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay lana bilaabo wadahadalo xal loogu helayo qilaafka jira ayaa...

Dhegayso..Xaalada Amniga degmada Luuq oo laga dayrinayo.

Xaalado Amaan daro ayaa waxaa laga dareemayaa degmada Luuq ee gobalka Gedo waxaana haatan cabsi dareemaya shacabka degmadaasi. Hadaba si aan wax uga ogaano xaaladan...

Dhegayso..Waa maxay aragtida Aqoonyahanka reer Bay iyo Bakool xiritaanka Shirka 3G.

Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo ka mid ah aqoonyahanada gobalada Baay iyo Bakool oo haatan ku sugan magaalada Baydhabo ayaan ka wareysanay sida ay u...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

---Dilal qorshaysan oo maanta ka dhacay Muqdisho --Aas qqaran oo loo sameeyay Taliyihii ciidanka booliska Soomaaliya --Shirkii maamul u samaynta Sedexda gobol oo wareegto lagu joojinayo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img