Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

----Dowlada Imaaraadka Carabka oo dowlada Soomaaliya ka taageeraysa dib u dhiska ciidanka. ----Dagaalo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Buula-burde ee gobalka Hiiraan ----Shirka lagu dhisayo Maamul...

Dhegayso..Afhayeen Siyaad”Barawe inaan tagno sanado badan ayay nagu qaadanaysaa”

Shirkii aanan leesku raacsanayn oo wali ka socda Baydhabo oo magacaabay gudi doorasho oo 25 xubnood ka kooban. Halkan ka dhegaysoWarar Baydhabo iyo Muqdisho baydhaba...

Dhegayso..Shirka lagu dhisayo Maamul u Sameynta 3da Gobol oo maraya meelahii ugu dambeeyey,xilli uu khilaaf xoogani uu ka taagan yahay Maamulkaasi

Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa ka socda shir lagu dhisayo maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal, waxaana uu haatan yahay mid maraya...

Dhegayso..Shirka Midnimo 2 ee la filayey inuu ka dhaco magaalada Garbahaarey oo dib u dhac uu ku yimid

Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa dhowaan waxaa lagu soo gabagabeeyey shir weyne loogu magac darey Midnimo1,kaasi oo ay gar wadeen ka ahaayeen...

Dhegayso..Yariisoow:Taliyaha dadkii dilay waa lakasi karaa oo xaafadahaay joogaan

Waxaa galabta Afartii galabnimo xiliga Bariga Afrika magaalada Marka caasimada Gobolka Shabellaha hoose dil bareer ah loogu gaystay Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Gobolka Shabellaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img