Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Axmed Madoobe iyo Shariif oo loogu baaqay inay qaska ka daayaan dhismaha Dowlada

Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Maamulada Axmed Madoobe iyo kan Shariifka inay faragalin ku haayaan xukuumada uu soo dhisayo R/wasaare caumar Cabdirashiid, ayagoo sidoo kale...

Dhegayso..Afhayeenka K/G 6Gobol “Shariif waa Balanlaawe Kheer laawa ah”

Afhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed  6Gobol Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in hada wixii ka danbeeya ayan wax heshiis ah ka...

Dhegayso…Caruurta Buurdhuubo oo u la’anaya cudurka Jadeecada

Todobo ruux oo shan ka mid ah ay yihiin Caruur da,dooda ay u dhaxeyso 5sanoilaa Hal sano jir ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyey...

Dhegayso..Odayaasha beesha Mariixaan o ka qayliyay xasuuqa uu Axmed Madoobe ku hayo

Nabadoonada,Odoyaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Mariixaan oo kulan deg deg ah yeeshay ayaa waxay si kulul u weerareen Madaxa Maamulka Jubba Axmed Madoobe oo...

Dhegayso…Gudoomiyaha Tiyeegloow”Waxaan idiin xaqiijinaayaa inuu xiriir adag ka dhexeeyo Shabaab iyo ONLF

Gudoomiyaha Tiyeegloow"Waxaan idiin xaqiijinaayaa inuu xiriir adag ka dhexeeyo Shabaab iyo ONLF Halkan ka dhegayso wareysigaUnknown Album

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img