Wadajirradio Atlanta

Boqorkii Sacuudiga Cabdalla oo Geeriyooday.

ALLAH ha u naxariistii waxaa caawa geeriyooday Boqorkii boqortooyada Sacuudiga Boqor Cabdalla bin Cabdulcasiis boqorka oo mudooyinkanba xanuunsanaa ayaa waxaa caawa war kasoo baxay...

Maqaal..Gablantay Digilow gogol la dhigay Afgooye.

Waxaan shaki ku jirin in xiliga lagu jiro uu yahay xili kala guur iyadoo halkii loo guuri lahaana aan cidiba iska wareysan oo aan...

Dhegayso..Gudoomiyaha degmada Baraawe oo xukun la’aan Xabsiga dowlada ku jira ku dhowaad laba bil

Gudoomiyaha degmada Baraawe gobolka Shabeelaha hoose Shaacir Cabdi Cilmi ayaa waxa uu xabsiga dowlada ku jiraa xukun la'aan tan iyo 24kii bishii Nofembar ee...

Dhegayso..Gurmad Daawo oo la gaarsiiyey Bukaano qaba Cudurka Jadeecada Degmada Buurdhuubo

Gurmad Daawo oo loogu talagalay dadka qaba Cudurka Jadeecada oo dhowaan ka dilaacay degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa maarkii ugu horeysay waxaa la...

Dhegayso..Kulan lagu diidan yahay in uu Shariif gogol dhigo Afgooye oo dhacay magaalada

Kulan maanta ay isugu yimaadeen waxgaradka degmada AFgooge ayaa waxay kaga hadleen amaanka degmada iyo shir dib u heshiisiin ah oo la sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img