Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Maxaa kala haysta maanta Xildhibaanada iyo Wasiirada magacaaban

Waxaa maanta loo balansan yahay inuu ra'isulwasaare CCC uu horgeeyo golihiisa wasiirada ee cusub si cod loogu qaado iyadoo ay weliba jirto nux nux...

Dhegayso Suxufiyiinta Baydhabo oo Shaqo joojin bilaabay

Suxufiyiinta magaalada Baydhabo ayaa maanta ku dhawaaqay Shaqo joojin kadi kolkii cadaadis ay kala kulmeen maamulka Dulaaliinta ee uu Shiriif  Sakiin horboodayo Ku dhegayso Moobilkaaga

Dhegayso..Dersiga 1aad ee kitaabka Abii Shujaac

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Ku dhegayso Moobilkaaga

DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA EE MAANTA

        ---Ciidamada dowlada Soomaaliya oo maanta howlgalo ka sameeyay Muqdisho iyo Shabeelaha Hoose. ---Siyaasiyiin iyo xubno horay kaga tirsanaa baarlamaankii KMG ahaa oo baaq u jeediyay...

DHEGAYSO..SABABTA UU BAARLAMAANKU U DIIDAN YAHAY INUU DOWLADA U CODEEYO

Inkasta oo ruux walba uu dhinac ka eego karo arimaha ku xeeran diidmada Baarlamaanka uu diidan yahay inuu u codeeyo xukuumada cusub ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img