Wadajirradio Atlanta

Maxamed Cabdi Kaliil”Farataag waxaan ku heshiinay arimaha Jubbaland in la laalo

kadib markii maalmo ka hor Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ay si buuxda ula wareegeen degmada Baardheere 3maalin ka hor ayaa durbaba waxaa...

Dhegayso Cashar ku saabsan Zakaatulfidriga

            Casharkan oo ku saabsan Cashar ku saabsan Zakaatulfidriga ayaa waxaa inoo soo jeedin doona Macalin CabdiNuur Salaad Xasan Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Dhegayso…Sida ugu haboon ee aad uga faa’iidaysan karto Tobanka ugu danbeeya Ramadaan.

Casharkan oo ku saabsan sida aan uga faa'iidaysan lahay tobanka maalmood ee ugu danbeeya Ramadaaanka ayaa waxaa inoo soo jeedin doona Macalin CabdiNuur Salaad...

Dhegayso..Maxamuud Sayid Aadan”Dagaal ayaynu qaadaynaa…Aniga iyo Fartaagna Adis ayaa nalagu soo heshiisiiyay”

Guluf Ciidan ayaa waxaa haatan ka soo cusbonaadey Gobolada Gedo iyo Bay waxaa lala xariiranayaa in uu ka dambeeyey ka dib markii Saraakiisha Dowlada...

Dhegayso..Maxaa keenay in ciidamada AMISOM ay si degdeg ah uga baxaan degmooyinka gobolka Shabeelaha hoose?

          Ciidamada reer Burundi ee ku howl gala magaca AMISOM ayaa waxay si halhaleel leh ay uga soo baxeen todobaadkan degmooyin iyo deegaano dhaca gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img