Wadajirradio Atlanta

Faalo..Dhaqankow ma waxaad sugaysaan inuu Shariif idiin qaybiyo idiina soo xulo Xildhibaanada?

Ku dhowaad sedex todobaad ayaa kasoo wareegtay kolkii magaalada Baydhaba laga furay shirka awood qaybsiga iyo soo xulida xildhibaanada Baarlamaanka KoonfurGalbeed iyadoo ilaa iyo...

Dhegayso…Shariif Xasan oo markii ugu horaysay lakulmay Qurbajoogta KoonfurGalbeed.

Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen Qurbajoogta KoonfurGalbeed ee kusugan Qaaradaha Aduunka ayaa waxa uu shalay ka dhacay kulan Madaleedka Qurbajoogta KoonfurGalbeed. Kulankan oo ahaa...

Shabeelaha hoose…Maxaad isiin kartaa?

Gobolka Shabeelaha hoose oo ah gobol ILLAAH ku manaystay dhamaan khayraadka dabiiciga ah noocyadiisa kala gedisan misna safka hore kaga jira wax soo saarka...

Dhegeyso:-Shariif Sakiin oo mooryaanta beelaha Hawiye dul dhigay Shacabka degmada Barawa si uu u dego.

Kadib kolkii maamulka Shariif Xasan uu go'aansaday inuu caasimada maamulkiisa uu ka dhigto magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa jiray dhaqdhaqaaq uu...

Dhegayso…Wararka Maanta iyo Wadajirradio Atlanta

        ---Kulan looga hadlayay dhameestirka Dastuurka dalka oo Muqdisho ka dhacay. ---Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan. ---Danjire Cali Ameeriko oo inooga waramay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img