Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan.
Halkan ka dhegayso...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in magaaladu ay ruxeen Laba qarax oo sida lasheegayo ay Naftood Haligayaal fuliyeen.
Qaraxyadaan...
Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in qorax dhicii maanta ay Maleeshiyada Beesha Abgaal ee ku labisan...