Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Beesha BiyoMaal oo dib ula wareegay No50 kuna sii siqaya Marka Cadeey.

          Wararka caawa ka imaanay magaalada Marka Cadeey caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in maanta casarkii ciidamada deegaanka beesha BiyoMaal ay u...

Dhegayso…Wasiirka Gaashaandhiga oo u mahadceliyay maanta Maleeshiyada Hawiye ee joogta Sh/hoose

Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Df ah ee Soomaaliya isla markaana ah sii hayaha wasaarada Amniga ayaa waxa uu maanta deegaanka Shalanbood...

Dhegayso..Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta ku guul daraystay inuu Marka Cadeey tago

Wararka caawa ka imaanaya deegaanka Shalanbood degmada Marka gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in waanwaantii uu waday Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ahna kusimaha...

Dhegayso: Shaam Habar Gidir inta Mooryaanta ah waa in la dilaa ama waa inay ka baxaan gobolka.

Waxaa maanta inoo suura gashay in aan wareysi la yeelano Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ku magac dheer Cabdiraxmaan Shaam Qoryooleey oo horay u ahaa...

Dhegayso…Waraka maanta Wadajirradio Atlanta

        Halkan ka DhegaysoUnknown Album ---Qaramada Midoobay oo ka dayrisay xaaladaha Bini aadanimo ee ka jira Soomaaliya. ---Gudiga joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta kulan ka yeeshay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img