Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Calaacalka iyo Caqlixumada Hawiye

              Waa dhab oo waa dhacdo aan la inkiri karayn in Hawiyuhu ahaayeen kuwii horseeday halaaga ummadda Soomaaliyeed misna ka ganacdasay dhiiga Shacabka badayna halka...

Dhageyso..Jawaari oo muujiyay Munaafaqnimadiis iyo Geesay iyo Mad-deero oo is khilaafay.

Iyadoo ay weli ku guda jiraan madaxda Dowlada Soomaaliya dabaaldega guushii ay maanta kasoo hoyeen waxmagaratadii reer Mirifle ee u saxiixay heshiiska lug-gooyo ayaa...

Dhegayso..Maxamuud Sayid Aadan”Marnaba kama tanasulayno doonista shacabkeena oo Lix-gobol ah”

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka KoonfurGalbeed Maxamuud Sayid Aadan oo maanta khudbad ka jeediyay xaflad lasheegay in lagu mideeyay fikirkii maamualda Lixda iyo Sedexda...

Dhegayso..Waa sidee xaalada Amaan ee magaalada Kismaayo kadib Dilal,Kufsiga iyo dhaca magaalada ka socda,

Tan iyo intii magaalada Kismaayo ay la wareegeen Gacan ku haynteeda Ciidamada Kenya  iyo Maleeshiyaadka Raaskanbooni ayaa waxaa ka dhacayey magaalada falal isugu jira...

Dhegayso..Xaflad sedex gobol loogu aqoonsan lahaa KoonfurGalbeed oo ay isku maandhaafeen Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka

          Waxaa maanta xafiiska Madaxweyne Xasan Shiikh looga yeeray Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho waxaana loo sheegay in dowlada Soomaaliya ay maanta saxiixi doonto Document...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img