Video

Daawo:- Xasan Sheekh oo Loogu Baaqey Inuu Dulmiga Iyo Boobka uu Ku Hayo Beelaha Digil Iyo Mirifle uu Ka Daayo

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweyne Xasan sheekh ugu baaqay in uu Joojiyo Dabka uu ka hurinayo Magaaladda Baydhabo, isagoo sheegay...

Daawo:- Bananbixii Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Baydhabo ee Loga Soo Hojeedey Shariif Sakiin iyo Xertiisa

Banaanbaxan ayaa waxaa loga soo horjeedey maamulka ay horboodayeen kooxo dano gaar ah ka lahaa sidii ay ku meel marin lahaayeen bananxana waxaa uu...

Daawo: Xisbiga Wadani oo Ka Deyriyey Xaalada Golaha Wakiilada Somaliland

Xisbiga wadani ee somaliland ayaa waxaa ay ka deyriyeen xaalada guud ee golaha wakilada somaliland iyo xukuumada dhaqanka cusub ay lasoo baxdey. https://www.youtube.com/watch?v=Y5ufIqCzEas Daafeet.Com

Daawo: Mudaaharaad Aad U Balaaran oo Looga Soo Horjeedo Xukuumada Somaliland oo Maanta Ka Dhacay Magalada Burco

Mudaaharaad aad u balaaran oo geystey dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada burco mudaaharaadkaas oo looga soo horjeedo siyaasada cusub...

Daawo:- Wixii Maanta Ka Dhacay Barlamaanka Iyo Dhaqanka Ay Leeyihiin Qaar Ka Tirsan Xildhibanada

Kulankii baarlamaanka Somalia ee maanta ayaa mar kale furmi waayay, kaddib markii xildhibaannada mooshinka kasoo horjeeda ay billaabeen inay heesaan markii la doonayay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img