Video

Daawo Video Laga sameeyey Dhibaatada Ay Leedahay Tahriibka

Waxaa baryihii dambe aad usoo badanayey dhalinyaro somaliyeed oo  tahriib ku tegayey dalalka yurub ayagoo qaar badana ku dhinteen bada u dhexeysa Liibiya iyo...

Daawo: Gudoomiyaha Barlamaanka Prof Maxamed Cusman Jawaari oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa maanta Magaalada Muqdisho dib ugu soo noqday. Gudoomiyaha barlamaanka ayaa intii uu Jabuuti...

Daawo:- Alshabab oo Qiratey Falkii Maanta Ka Dhacay Kenya ee Lagu Diley Shacab Bus La Socdey

Afhayeenka alshabab Cali Dheere oo la hadlayey Aljaziira ayaa cadeeyey iney ka dambeysey Alshabab falkii maanta dhacay bal nala daawada. http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1 Daafeet.Com

Daawo:- Hees Cusub oo Loogu Tala Galey Shariif Sakiin

Hees aan caadi eheyn oo loogu tala galey shariif sakiin bal nala daawada heesta https://www.youtube.com/watch?v=KUf0MGOYnuo Daafeet.Com

Daawo:- Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xukumada Somaliland

Guddoomiyaha golaha wakiillada ee Somaliland, C/raxmaan Cabdullaahi Maxamed(Cirro) ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland inay afgambi ku qabasadeen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img