Video

Daawo:- Suldaan Wabar oo Jawaab Adag U Direy Madaxweyne Siilaanyo

Madaxweyne Siilaanyo ayaa shaley waxaa uu suldaanka ku eedeeyey in intuu nabada ka talin lahaa uu qori qaatey taasina aysan ku habooneyn in uu...

Daawo:- Wixii ugu waaweynaa ee Ka Dhacay Koonfur Galbeed iyo XUkuumada Sanadkii Tegey 2014

Waxaan halkan idingu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay dalka gaar ahaan kuunfur galbeed somaliya sidaas iyo dhegeysi wanaagsan. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=14OHuhkokjk?list=UUlXVesUWUwg5_JouXiK4kxw] Daafeet.Com

Daawo Diyaaradii Air Asia oo Laga Heley Bada Gudaheeda

Diyaarad ay leedahay shirkada Air Asia oo laba maalmood ka kahor ka weysanaa ayaa la sheegayaa in laga heley bada gudaheeda Daafeet.Com

Daawo:- Ciidamadii Ugaandheeska Ee Ku Dhintey Dagaalkii Xerada Xalane oo Maanta Loo Qaadey Ugandha

Weerarkii kol dhaweyd ay alshabab kusoo qaadey xarunta xalane ayaa waxaa ku dhintey ciidamo ka tirsan dalka Ugandha ciidamadaas oo maanta loo qaadey dalka...

Daawo: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khatumo State oo Soo Gaarey Magalada Muqdisho Kana Hadley Heshiiska Somaliya iyo Somaliland

Madaxweynaha maamu  goboleedka khaatumo state Dr Cali Khaliif Galeyr oo ku sugan magalada muqdisho ayaa ka hadley heshiiskii somaliya iyo somalilnad waxaana uu sheegey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img