Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta booqday xarumaha lagu nasiyo dadka qaxootiga ah ee ka soo cararay dagaalada Yemen.
https://www.youtube.com/watch?v=i5bCwpuT7A4
Hogaamiyaha Maamulka Raskambooni Axmed Madoobe ayaa waxa uu si cara leh uga hadlay Mooshinka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ka keeneyn Baarlamaanka cusub ee Maamulkiisa.
Waxaa...
Ahlusuna waljameeca ayaa waxaa ay ka hadashey sababtii ay shirka uga baxeen ayagoo xukuumada federalka ku eedeeyey iney faragelin weyn ku heyso habsami u...