Video

Daawo: War Deg Deg Ah Dab Qasaare Geystey oo Hada Ka Socda Dukaan Gaaska Lagu Iibiyo oo Ku Yaala Degmada Wanleweyn

Warar kol dhaweyd aan ka helney suuqa degmada wanleweyn ayaa sheegaya in halaakaas uu had qabsadey mid ka mid ah dukaamanka looga ganacsado gaaska. https://www.youtube.com/watch?v=rSD5uJXXVjk

Daawo Somalaay Iska War La.a Daawo Dagaal Ooge Muuse Suudi Yalaxoow Waxa uu Ka Aaminsan yahay Qurba joogta

Tan iyo burkii somaliya intuu dhacay waxaa jirta dad badan oo somaliyeed oo isaga soo cararey dagaalada dhamaan waayey ee ka socda dalka somaliya,...

Daawo Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Ow Cusmaan ee Degamada Wanleweyn oo Bilowdey

Deegaanka Ow Cusmaan ee degmada wanleweyn waxaa maalintii daraad ka bilowdo dhismaha cisbitaalka haweenka iyo dhalaanka kaasoo baahi weyn loogu qabey sidii loogu hirgelin...

Daawo:Barnaamij Ka Hadlaaya Dulmiga iyo Xadgudubka Ay Somalida Isku Heyso oo Ay Soo Diyaarisey Unuversal Tv

Telfishinka Universal tv ayaa waxaa uu soo diyaariyey barnaamij aad u xiiso badan oo ka hadlaya dulmiga somali gudaheeda isuku heyso kaasoo keeney in...

Daawo Dood Aad U Wanaagsan oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Xisbiga Cadaalada

Dood cilmiyeed uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Maxamed Nuur Tarsan looguna magac darey “halka ayey Soomaaliya u socotaa” sidoo kalena lagu soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img