Maqaalada

Xerada Barakayaasha BANTU ee degmada Ceelwaaq oo lasoo deristay xaalad nolol xumi

Qoysas aad u faro badan oo  barakacayaal ah kuna sugan duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo qaarkood ay xoolahoodii uga le`deen abaarihii dalka ku...

Wararka Wadajirradio Atlanta

Waraka Wadajirradio Atlanta Wadajirradio Feb 17 2013 gaabis

Waa sidee xaalka Wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay aad usoo badanayeen dhibaatooyinka loo gaysto dadka socotada ah ee ku safra wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho...

Odayaal kasoo jeeda Gobolka Shabelaha Hoose oo kulan la qaatey Amisom

Mas’uuliyiin ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta waxay wada-hadal la qaateen odayaasha dhaqanka ee magaalooyinkii dhowaan lagala wareegay Al-Shabaab ee...

Waa sidee xaalada Nolosha iyo Amniga magaalada MarkaCadeey

Xaalada amaanka iyo dhaqdhaaqa ganacsiga magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelaha hoose ayaa soo hagaagaya kadib kolkii ay dowlada xooga saartay sidii loo kala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img