Maqaalada

Wararka maanta iyo Wadajirradio Atlanta

 Halkan ka dhegayso wararkii dalka kuwii ugu danbeeyay ee maanta wadajirradio Feb 24 2013 warka

Isbedel muuqda oo ka hirgalay magaalada Beledweyn

Magaalada Beledweyn ee caasimada gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taaba galay isbedel la taaban karo tan iyo intii ay gacanta dowladu soo gashay gaar...

Dersi Diini ah oo ku saabsan LaylatulQadar

Dersigan oo taxane ah waxaa akhriyaya Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid Al-Suna Wa Dacwa ee magaaladan Atlanta caasimada gobolka Georgia dalkan Maraykan Kitaabkuna...

Dhageyso…Shirkii maamul u samaynta Jubooyinka oo lagu hungoobay

Ayadoo ay maanta ku beegnayd maalintii loo madal balamay furitaanka shirweynihii maamulka la sheegay in loogu samaynaayo gobolada Jubada hoose,Dhexe iyo Gedo ayaa waxaa...

Sicir barar iyo Dagaalo ka jira gobolka Bakool

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena gobolka Baay Cali Cabdulqaadir ayaa waxaa jira sare u kac baahsan oo dhanka quutuldaruuriga ah oo haatan ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img