Maqaalada

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

  ---Madaxda Soomaalida oo Brussals ku sii Qulqulaya ---Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho oo maanta lagu wareejiyay shirkad Turki ah ----Dib u dhis ka socda qaar ka...

Dhegayso..Kooxda Axmed Madoobe oo raba inay gogosha Muqdisho taal ay Kismaayo u raraan iyo Diidmo laga hor yimid

              Gudoomiyaha Maamulka muranku hareeyay misna KMG ah ee Juba Axmed Madoobe iyo wafdigiisa oo maanta xaflad qado ah loogu sameeyay Muqdisho ayaa waxa ay...

Dhegayso..Rag iyo Dumar ciidan laga qoro miyaa laga waayay reer Shabeelaha hoose.

            Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in gobolka la geeyay ciidamo beeleed reer Galgaduud ah oo huwan magaca ciidamada Booliiska iyo...

Dhegayso..Xerada barakacayaasha ee Badbaado oo lagu badbaadi la'yahay

            Xerada badbaado oo ka mid ahayd xerooyinkii Qaxooti ee ka samaysmay magaalada Muqdisho ka dib kolkii ay koonfurta Soomaaliya ku dhufatay abaar daran sanadkii...

Dhegayso…Xildhibaanada gobolka Shabeelaha hoose oo laga hor istaagay inay booqdaan deegaanadooda

Intiinii horay u akhrisatay war ku saabsanaa xildhibaano kasoo jeeda gobolka Shabeelaha hoose oo booqday Afgooye kana soo laabtay . Hadaba waxaa isweydiin mudan waxa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img