Maqaalada

Shariif Xasan oo Ka Shaqeyna Burburka Koonfur Galbeed Isagoo Adeegsana Odayaal Dhuuniga Hogaan u Ah.

Shariif Xasan ayaa beryahan waxaa uu magalada baydhabo ka wadaa olele aad u balaaran oo uu ku kala furfuraayo shacabka Digil iyo Mirifle "...

Milkiilaha Konfur Galbeed Shariif Xasan Ma Istaahilaa in 4 Sano oo Kale Maamulka Sii Hayo?

Milkiilaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan tan iyo intuu xooga ku qabsaday talada maamulka koonfur galbeed waxaa uu si weyn uga shaqeeyey...

Kalsooni Darada Siyaasada iyo Madaxda Somaliyeed

Waxaanu ka baraney sooyaalka siyaasadaha isbedbedalka ee waddanka Soomaaliya taasoo halbeeg ama erey bixin cusub loo yeeley tusaale hadaan soo qaato shirarki kala duwana...

Maqaal: Xaajo Daamo la Qabto Malaha ee Dabo la Qabto ayey Leedahay !!

Waa xikmad oo leh murti mug weyn misana aan u doortey inaan cinwaan uga dhigo qoraal aan rabo inaan la wadaago qeybaha kala duwan...

Digilow Inta Aadan Mirifle Xisaab ugu Tagin is Xisaabi.

Guud ahaan waxa loogu yeero hogaamiyayaasha golayaasha Digileed sida(Salaadiinta,Nabad-doonada,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada,Saraakiisha,Xildhibaanada iyo Wasiirada) ayaa waxa si aan ka fiirsi lehayn uga hadaaqaan hadalo aan micno badan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img