Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Shacabka Fariin u Direy

Madaxweynihii hore ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyadoo si heer sare ah loogu sagootiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan...

Dhegeyso:Sheekh Nuur Baaruud oo Sheegey In Beesha Caalamka ay ka Gaabisey Arimaha Abaaraha

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo xubin ka ah Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaran ee dalka ayaa sheegay Beesha Caalamka in ay ka gaabiyeen wax ka...

Dhegeyso:Xildhibaanada Maamulka 3da Gobol ee Koonfur Galbeed oo Ka Hadley Mooshinka Ka Dhanka Ah Shariif Xasan

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in iminka ay soo idlaatay diyaarinta Mooshinka ka dhanka ah Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xubnahan ayaa waxa ay...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed oo Sheegey In Sharciga La Hor Keeni Doono Ciidankii Gadoodka Sameeyey

Taliyaha Ciidanka Militeriga Maxamed Aadan Axmed ayaa ka hadlay arrima la xiriira Gadoodkii ay todobaadkan Ciidanka Millitariga ku sameeyeen Muqdisho. Taliyaha Gadoodkaasi ay ayuu ku...

Dhegayso…Dad ay Abaartu saamaysay oo ku nool gobolka Mudug oo Sheegay inay caruurtoodu Beecinayaan.

Qaar ka mid ah dad ay Abaartu ka dhameysay Xoolihii ay dhaqan jireen oo ku nool Gobolka Mudug ayaa Sheegay in si ay u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img