Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Maamulka Somaliland oo Faahfaahin Ka Bixiyey Heshiiska Dekada Berbera

Maamulka Somaliland ayaa Faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Heshiiska ku aadan Saldhiga dowladda Imaaraadka Carabta ay ka dhisanayso Magaalada Berbera ee Somaliland. Wasiirka Wasaarada Arimaha...

Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Sheegey In 7 Markab Ay Sharci Ay Ku Kaluumeystaan Siiyey Maraakiib

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Jaamac Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay Kalluumeysiga sharci darada ah ee ka socda Degaanada Puntland. Waxa...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo Ka Hadley Dagaal Xaley ka dhacay Degmada baraawe

Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe, waxa ay weerar abaabulan ku qaadeen Saldhigyo ciidamada Millitariga ku leeyihiin Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose. Shabaabka weerarka soo...

Dhegeyso:Madaxweyne ku Xigeenka Maamul Goboleedka Galmudug oo Sheegey In uusan Jirin Wax Khilaaf ah oo Ka Dhexeeya Maamulka iyo Baarlamaanka

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aysan jirin Khilaaf ka dhexeeya Xildhibaabanada Baarlamaanka maamulka...

Dhegeyso: Qunsulka Safaarada Somaliya ee Yaman oo Ka Hadley Dadkii Lagu Laayey Biyaha Xeebaha Yemen

Qunsulka Guud ee Safaarada Soomaaliya ee Dalka Yamen Axmed Cabdi Xasan “ Suudaani “ oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay baarayaan Meydad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img