Waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf waxaan cabdifataax ka wareysaney xaalada guud ee gobolka...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ka hadlay xuduudaha Maamulkiisa uu la wadaago Gobolka Banaadir iyo halka ay ku eeg yihiin.
Cali Cabdulaahi Cosoble,...