Wasiirka Boostada,Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan . sheegay in dowladda Soomaaliya ay la socoto in Nambarka furaha dalka ee 252 lagu dhacay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta la hadlayey xubnaha golaha shacabka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiso...