Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Maamulka Degmada Kaxda oo Sheegey In Qaraxii Zoobe Ay Kaga Fhinteen 39 Qofood

Guddoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir Maxamed Ismaaciil C/laahi oo u waramay warbaahinta ayaa sheegay Qaraxaasi dadkii ku dhintay in ay ka mid ahaayeen...

Dhegeyso: Gudomiyaha Gobolka Banaadir Isla Markaana Ah Duqa Magalada oo Ku Baaqey In Amniga Laga Wada Shaqeeyo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa shacabka degan iyo dadka ganacsiga ku leh Isgoyska Zoobe ugu baaqay iney ka qeyb...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Shacabka ugu Baaqey Iney Maanta Isugu Soo Baxaan Kana Dhiidhiyaan Dhacdadii Shaley

Gudoomiyaha gobolka banaadir isla markaana ah duqa magaalada muqdisho isaga oo la hadlayey warbaahinta ayaa marka hore tacsi u direy dhamaan eheladii dadkii ku...

Dhegeyso:Reysulwasaare Kheyre oo Ka Hadley Qaraxii Shaley Baaqna u Direy Shacabka Somaliyeed

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii shaley Galab ka dhacay Isgooyska Zoobe...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqdey Isbitaalada ay Ku Jiraan Dadka Dhaawaca ah Isla Markaana Dhiig ugu Deeqay

Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta booqdey qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadka dhaawacyada qaba,wuxuuna madaxweynuhu dhiig u shubay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img