Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Xukuumada oo Sheegtey Iney La Dagaalami Doonto Kooxaha Baraha Ay Ku Kulmaan Bulshada Beenta Ku Faafiya

Kulankii Golaha Wasiirada ay yeesheen maalintii shaley ayaa si adag loogu hadlay baahinta wararka been abuurka ah iyo xaaladaha lagu kicinayo dadka Soomaaliyeed. Xukuumada Soomaaliya...

Dhegeyso: Xidlhibaanada Mooshinka Ka Wada Shariif Xasan oo Sheegey Iney Maanta Kulmayaan

Xildhibaanadii Mooshinka ka waday hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa ay sheegeen in maanta kulan ku yeelan doonaan Magaalada...

Dhegeyso: Wasaarada Gaashaandhiga oo Markii ugu Horeysey Ka Hadashaey Askarta Jidgooyada Sameysato

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay Dagaalka ka dhanka ah ee Al-shabaab iyo askarta jid...

Dhegeyso: Wasiirka Amniga Maamulka Shariif Xasan oo u Hanjebey Mucaaradka Maamulka

Wasiirka Amniga maamlka Sharif Xasan, Xasan Xuseen Eelay oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in tilaabo ay ka qaadi doonaan dadka kasoo horjeeda maamulka...

Dhegeyso:Saxiixa Mooshinkii Laga Wadey Shariif Xasan oo Taagan Heer Gabo Gebo Ah

Xildhibaan Amiin Maxamed Faarax iyo Xildhibaan Dubad Maxamed Dhaqane oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in uu meel gabagabo ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img