Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga Ka hadley Qorshaha uu Doonayo In uu Kula Dagaalamo Alshabab

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan isagoo la hadlaya idaacada VOA ayaa waxaa uu Faahfaahin ka bixiyay qorshaha...

Dhegeyso Xisbiga Kulmiye oo Ku Guuleystey Xilka Madaxweynenimada Maamulka Somaliland

Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee somaliland. Gudoomiye gudiga doorashooyinka somaliland Cabdiqaadir Iimaan ayaa Sheegay...

Dhegeyso:-Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Fariin u Direy Xisbiyada Ka Dhisan Somaliland

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadlay Cabashooyinka iyo sidoo kale isku dhacyadii ugu dambeeyay ee ka...

Dhegeyso: Wasiirka Maaliyada oo Sheegey In ay Waajib Tahay In Qof Kasta uu Bixiyo Canshuurta

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa warqad uu 9-kii bishan u qoray Guddoomiyaha Golaha shacabka ayuu ku wargeliyay in Xildhibaanada aan...

Dhegeyso: Gudiga Dorashooyinka Somaliland oo Beeniyey Eedeymo Sheegaya In Codka Lagu Shubtey

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka maamulka Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame ayaa beeniyay wararka sheegaya Doorashadii Isniintii ka dhacday Somaliland in ay noqotay mid lagu shubtay. Wuxuu sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img