Dhegeysiga Codadka

Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada federalka oo la hadley shacabka degmada xudur

Wasiirka Arimaha Gudaha ee dowlada federalka soomaliya C/laahi Goodax Bare oo la hadlay shacabka magaalada ayaa waxaa uu dadweynaha ka codsadey ka codsaday dadka...

Dhegeyso:- Wareysi lala yeeshey Avv Maxamed Geytaano oo ka hadley xasuuqa lagu hayo shabeelaha hoose

Avv Maxamed Geytaano ayaa waxaa uu ka hadley  xasuuqa ey ku hayaan ciidamo beeleedyada loo soo xirey dareyska dowlada ee ku sugan gobolka shabeelaha...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

              Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Wadajirradio March 16...

Dhegeyso:-Wareysi aan la yeelaney Gudomiyihii hore ee gobolka bay C/fataax Geesey

Waxaan goordhow khadka telefoonka kula xiriirnay Gudoomiyihii hore ee gobolka Baay, kana mid ahaa Musharixiintii ugu cadcadaa ee madaxtinimadii Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/fitaax...

Dhegeyso:- Malaaq cali shiine oo aan ka wareysaney arimaha dowlad goboleedka koonfur galbeed

Waxaan khadka telefoonka kula xiriirnay isagoo ku sugan magaalada Baydhabo Afhayeenka kumeel gaarka Koonfur Galbeed Malaaq Cali Shiine. Malaaq Cali Shiine ayaa ka wareysanay xaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img