Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Shariif Sakiin oo gaarey magalada baydhaba Airporkana kasoo bixi la,a

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, ayaa waxaa ey sheegayaan In loo diday inuu galo magaaladaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan...

Dhegeyso;_ Maamulka degmada xudur oo degniin culus u direy ganacsatada Gobolka Bakool

Gudoomiyaha degmada Xudur ee dowlada federalka Maxamed Macalin ayaa mar uu la hadlay Warbaahinta waxa uu sheegay in Maamulkooda ay ila gaar ah ku...

Dhegeyso:- Ergeyga african unione u qaabilsan somaliya oo ka hadley howlgalada ey ka wadaan somaliya

Ergayga Gudoomiyaha African Union u qaabilsan Somalia Danjire Mahamat saleh Annadif oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr oo ay...

Dhegeyso:-Gudomiyaha degmada marka oo ka warbixiyey Kulan maanta ka dhacay deegaanka ceel jaale

Kulan looga hadlayey amaanka degmada marka oo uu ka qeyb galey Gudoomiyaha Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanka Ceel Jaale...

Dhegeyso:- Wareysi lala yeeshey Abwaankii alifey heesta calanka ee koonfur galbeed somaliya

Nala dhegeysta wareysi uu Ilyaas qalinle la sameeyey abwaankii alifey heestan hoose ku qoran isla markaana aad maqalkeeda ka dhegeysan kartaan halka hoose 1) Haang hiis...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img