Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Dhawicii Deegaanka Muuri oo la keeney Muqdisho sheegeyna iney Ciidan Tuuto xeran ey ahaayeen Dadka Dilka geystey

Dhaawicii deegaanka muuri ayaa maanta la keeney magalada muqdidho si halkaasi loogu dhabiiyo, Qaar ka mid ah dadkii kusoo dhaawacmey oo warbaahinta muqdisho la...

Dhegeyso:Ciidamada Dowlada federalka ee ku sugan gobolka shabelaha hoose oo iska fogeyey dilkii ka dhacay Degaanka Muuri

Ciidamada abaanduulaha ciidamada dowlada ee gobolka shabeelaha hoose ayaa iska fogeeyey in ey ciidamada dowladu ku luglaheyd kooxihii xaley weerarey masjid ku yaalaa deegaanka...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Barlamanka Dowlada Federalka Somaliya Prof Maxamed Osman Jawari oo si kulul ula hadley Dowlada Kenya

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta si kulal ula hadley xukuumada Kenya oo caadeysatey in ey ugaarsato shacabka soomaaliyee dee xalal...

Dhegeyso:- Wareysigan uu bixiyey nin damac ku hungoobey ( kol uun aan wax noqo dhankey doontaba haka timaadee )

Maxamuud Xuseen Caliyow Ibrow oo kamid ah Shaqsiyaadkii Dhawaan Fadeexada kasoo raacday Telefishanka Universal Tv ayaa wareysi xasaasi ah siiyay Warbaahinta Ishabaydhaba. Ilyaas Qalinle ayaa...

Dhegeyso:-Barnaamij Dood wadaag oo ey maleegeysey Universal Tv oo xaley ku dhamaadey fashil

Bahda Tv Universal oo ku sifowdey beryahan dambe in ey u adeegto dano gaar ahaaneed ayaa shaley waxaa ey kala kulantey fadeexo tii ugu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img