Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Godoomiyaha degmada Marko muxuu ka yiri dilalka ka socda degmada

          Halkan ka dhegayso waraysigaGudoomiyaha Degmada Marka (2)          

Dhegayso..Bare Hiiraale oo diiday heshiis horudhac ah oo kooxda Axmed Madoobe usoo bandhigtay

Wejiga labaad ee shir lagu sheegay dib u heshiisiinta bulshada gobollada Jubbooyinka ayaa maanta uga furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda Hoose,xilli weli...

Dhegayso..Gudoomiyaha Xudur oo Eedeyn kulul u jeediyay ganacsatada magaalada

Gudoomiyaha degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin ayaa Eedeyn kulul kala dul dhacay ganacsatada magaalada Xudur kuwaas uu ku Eedeeyey in ay u...

Dhegayso..Maamulka Degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo oo soo saarey Baaq qeylo dhaan ah

Maamulka cusub ee dhowaan loo magacaabey degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa markii horeysay waxay ka hadleen xaalado nolol xumo oo ka taagan Buurdhuubo...

Dhegeyso:- Maamulka gobolka shabeelaha hoose oo sheegey in Dilkii Muuri ey ka dambeeyeen Askar ka tirsan Ciidanka Dowlada

Gudoomiye ku xigeenka arimaha siyaasada ee gobolka shabeelaha hoose C/llahi Muuse oo u waramayey Idaacada VOA ayaa sheegey in dilkii ka dhacay Deegaanka Muuri...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img