Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Malaaqyada Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestey Madaxweyne Xasan Sheekh

Kulan ay shaley yeesheen Odey dhaqameedyada koonfur galbeed ayaa waxaa ay si buuxda uga soo horjeesteen xilkii cusbaa ee uu madaxweynaha u magacaabey hogaamiyaha...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka Hadley Dagaanka ka Socda Degmada Marka

Gudoomiyaha gobolka Cabdulkhadir Siidi oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in Beesha Biyamaal iyo Beesha Habargidir ee ku dagaalamaya agagaarka degmada marka ay yihiin...

Dhegayso..Maxkamada Ciidamada oo u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa waxay markii ugu horaysay u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose xili Ciidamada dowlada oo qaab beeleed...

Dhegayso…Roobab Xoogan oo ka da’ay Wadada u dhaxeysa Gobolada Bay iyo Gedo

Roobabkii xooganaa ee daadad watey mudooyinkii ugu dambeeyeyna ka da,ayey wadada dheer ee isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Baardheere oo dhererkeedu uu yahay ilaa...

Dhegayso..Golaha dhaqanka K/Galbeed oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda gobolka Shabeelaha hoose

Golaha dhaqanka K/Galbeed ayaa maanta markale si adag uga hadlay dagaalka ka socda gobolka Shabeelaha hoose oo ay wadaan maleeshiyada beesha Hawiye iyagoo la bisan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img