Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Dhibta ay Musalsaladu ku hayaan qoysaska oo aad u korortay

Waxaa aad u kororay dhibta ay Musalsalada ajnabiga laguna turjumay luqada Soomaaliga ay ku hayaan qoysaska ayaa noqotay mid hadal haynteedu aad u badatay iyadoo...

Dhegayso..Isgaarsiinta ka go’an deegaano ka kala tirsan Gobolada Gedo,Bay iyo Bakool oo saameyn ku yeelatay dadka

Muddo ilaa 3 asbuuc ah waxaa hawada kamaqan adeegii isgaarsiinta layskula xariirayey qaar ka mid ah degmooyinka iyo Tuullooyinka Gobolada Gedo,Bay iyo Bakool,iyadoo dhibaatooyinkaasina...

Dhegeyso:- Maamulka Jubba oo Qirtey Iney Gacan Weyn Ka Geysteen Burburinta Maamulka Lexda Gobol

Masuul ka tirsan maamulka Jubba oo maanta warbaahinta la hadley ayaaqirey in ay gacan weyn ka geysteen burburinta maamulka lexda gobol ee uu madaxweynaha...

Dhegeyso:- Afhayeenka Amisom oo Ka Hadley Weerarkii Alshabab Maanta Kusoo Qaadey Xerada Xalane

Afhayeenka amisom Cali Adan Xaamud isagoo la hadlayo idaacada VOA xaqiijiyey in uu jiro weerarka balse ma aanuu sheegin qaraasaha saxa ah ee kasoo...

Dhegeyso:-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Sheegey In Ethiopia ay Qatar Ku Tahay Qaranimada Somaliya

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir hadana ah gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Bulshada Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadley warbaahinta isagoo ku Sugan Magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img