Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Deegaanka Leego oo Laga Sheegey Iney Ka jirto Biyo L,aan

Warar aynu ka helney degaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Biyo la’aan Xoogan ay ka jirto islamarkaana Dadka iyo Duunyadaba ay...

Dhegeyso:-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele Oo Ku Tilmaamey Wax Kama Jiraan Hanjabaadii Ay Dirtey Alshabab

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo la hadlay Laanta Afka Soomaaligaa ee VOA ayaa ka hadlay Hadal hanjabaad ah oo Al-shabaab ay u...

Dhegayso…Rubac Qarni ka dib reer Shabeelaha hoose oo hubka qaatay

Rubac Qarni ka dib reer Shabeelaha hoose oo hubka qaatay si ay isaga difaacaan cadawga kaga soo duulay gobolada dhexe ee Soomaaliya Riix si aad...

Dhegeyso:- Urur Matala Qurbo Joogta Koonfur Galbeed oo La magac Baxay South West Somali Diaspora Congress oo Looga Dhawaaqey Manissota

Ururu la magac baxay South West Somali Diaspora Congress ayaa habeenkii xaley looga dhawaaqey dalka mareykanka stateka Manisota. Ururkan ayaa la sheegey in uu matali...

Dhegayso…Dhibaataynta uu ku hayo maamulka Shariif Xasan Suxufiyiinta K/G oo sii korortay kadib kolkii..

Kadib kolkii todobaadadii lasoo dhaafay ay Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Baydhabo soo bandhigeen dhibaatooyinka uu ku hayo maamulka Shariif Xasan ayaa waxay taasi sababtay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img