Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Reysulwasaaraha iyo wasiirka Armaha Gudaha oo Sheegey Iney Xukuumada La Wareegtey Shirka Maamul U Sameynta Gobolda Dhexe

Reysulwasaaraha xukuumada federalka Cumar Cabdirashiid iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odaywaa oo ka hor hadlay Madasha uu Shirka...

Dhegeyso:- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey In Jubaland ay Puntland Tahay Isku Reerna Ay Yihiin

Koldhaweyd ayey aheyn kolkuu uu madaxweynaha maamul goboleedka puntland uu safar ku tegey magalada kismaanyo, Mid ka mid ah warbaahinta meesha ku sugneyd ayaa...

Dhegayso..Nin loo dilay inaanu Af-Maxaatiri aqoon degmada Buurhakaba

Askari ka tirsan ciidamada Dowlada ee ka howlgala gobolka Baay ayaa waxa uu maanta ku dil;ay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ruux rayid ahaa...

Dhegayso..Shirkii Midnimo2 oo Maanta ka furmey degmada Garbahaarey,xilli shir kalena uu ka socdo Degmada Dolow

Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga furmay Shirweyne loogu magac darey Midnimo 2 ,kaasi oo qaban qaabadiisu...

Dhegayso…Shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe oo qabsoomi la’

Shirkii maamul u samaynta Gobalada Dhexe oo dib u dhac uu ku yimid, iyo tartan u dhaxeeya magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb oo wali isku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img