Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Suldaan Beyle”Gobol Cusub hala magacaabo si looga baxo ismariwaaga ka taagan Gobolada dhexe

Suldaan Beyle Cumar Daad oo ah Afhayeenka Odoyaasha Dhaqanka ee  ku sugan Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in wax suurtagali kara aysan...

Dhegayso Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota oo ka shiray wiilal loo haysto inay rabeen inay Daacish ku biiraan

Qaar ka mid ah waxgaradka  Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa ka shiray wixii laga yeeli lahaa iyo waxa loo qaban karo wiilal loo haysto inay rabeen...

Dhegeyso:- Odayaal sheegey Iney Kasoo Jeedaan Deegaanka Jaziira oo Eedeyn Usoo Jeediyey Maamulka Shariif Xasan

Odayaal sheegey iney kasoo jeedaa Deegaanka Jaziira ayaa maamulka shariif xasan ku eedeeyey in deegaanka jaziira ay ka abaabuleen amaan xumo. Odayaashan oo sheegey iney...

Dhegeyso Cabdi Qeybdiid oo Sid Cad uGa Soo HOrjeestey Heshiiskii Garowe

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/qaybdiid ayaa dhibaato ku tilmaamay heshiiskii shalay Magaalada Garoowe ee Puntland ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Dhegeyso:- Cabdi Qeybdiid oo Kala Direy Gudigii Farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada Dhexe

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa sheegey iney xaq u leeyihiin kala dirista gudiga farsamada ee maamul u sameynta gobolada dhexe. Cabdi Qeybdiid ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img