Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Ahlusunada Gobolada Dhexe oo Sheegtey Ineysan Shaqo Ku laheyn HIshiiska Ka Dhacay Cadaado

Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa si Kulul uga horyimid Heshiiskii Shalay ay ku kala Saxiixdeen Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah...

Dhegeyso Garyaqaan Geytaano Oo Ka Hadley Dhibaatooyinka Yaala Gobolka Shabelaha Hoose

Garyaqaan Maxamed Abukar Geytaano oo la hadley warbaahinta raaxoole ayaa waxaa uu si balaaran uga hadley xaalada guud ee gobolka shabeelaha hoose iyo dagaalada...

Dhegeyso Gudoomiye Ku Xigeenka Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey in Aano Qabiil Loo Diley Gudomiye ku xigeenka Buulo Mareer

Alle ha u naxariiste shaley gelinkii dambe waxaa magaalada Buulo Mareer ee gobolka Shabeelaha hoose lagu dilay gudoomiye kuxigeenkii Buulo Mareer Cabduqaadir Xuseen. Dilka ayaa...

Dhegeyso Wasiirka wasaarada Warfaafinta oo Amar Ku Bixiyey In Dadka Shacabka Ah Ay Ka Guuraan Xaruntii Ex Fiyoore

Wasiirada wasaarada warfaafinta Maxamed cabdi Xayir Maareeye oo shaley gelinkii dambe kula hadley dad shacab ah oo degen xaruntii hore ee Ex fiyoore waxaa...

Dhegeyso:- bananbax Looga Soo Horjeedo Maamulka Axmed Madoobe oo Maalintii Shanaad Ka Socda Garbahaareey

Banaanbax si weyn loo soo abaabuley ayaa maalintii shanaad waxaa uu ka socdaa degmada garbahaareey ee gobolka gedo banaanbaxan ayaa waxaa iskood isku soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img