Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Wasiirka Caafimaadka oo Ka Waramey Arimo Xasaasi Ah Oo Hortaagan wasaaradeeda

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo u warantey VOA ayaa sheegtay in dhaqaale xumo darteed ay u socon la’yihiin qorshihii Wasaaradda, iyadoo xustay...

Dhegeyso:- Nabadoon Banduuqoow oo Qoonsadey Saamiga Beesha Biyamaal Ey Ka Heshey Maamulka Shariif Xasan

Mid ka mid ah nabadoonada beesha biyamaal oo lagu magacaabo nabadoon Banduuqow oo warbaahinta la hadley ayaa dhaliin usoo jeediyey Shariif xasan sheekh Adan...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Siidi oo U Waramaya Idaacada Alshabab

Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hose oo in mudo ah safar dalka dibada uga maqan ayaa waxaa uu wareysi siiyey idaacad ku hadashada magaca ururka alshabab...

Dhegeyso:- Shariif Xasan oo Ku Fashilmey in uu Reer Marka Sasabo

Kadib kolkii cabashooyin is daba joog ah ay kasoo tyeereysey reer marka ayaa maanta waxaa magalada booqdey shariif xasan sheekh aadan oo isaga koox...

Dhegeyso:- Waxa Maanta Kala Qabsadey Shacabka Degmada Marka Iyo Wafdigii uu Hogaaminaayey Shariif Xasan

Shacab iyo Odayaal Careysan ayaa hadalo kulul oo kala hortagay wafidiga Shariif Xasan oo isku dayey inuu hor istaago goob uu ka socday dibad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img