Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Ahlusuna oo Xukuumada Federalka ku Eedeysey Iney Huruninayaan Dagaalada Ka Socda Degmada Caabudwaaq

Cali Baashi Faarax Cali Madaxweyne Kuxigeenada Maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaalka ka...

Dhegeyso:- Gudoomiye ku Xigeenka Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ka Hadley Safarka Madaxweyna uu ku Tegey Degmada Afgooye

Madaxweynaha dowlada federlaka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose,waxaana uu ku tagay Safar dhanka Cirka ah,kadid markii...

Dhegeyso:-Mid ka Mid Ah Xildhibaanadii Moshinka Ka Keeney Madaxweyne xasan oo Ku Baaqey In Tanaasul la Sameeyo

Mid kamid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu Magacaabo Maxamuud Cali Nuur oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay Xildhibaandii 90...

Dhegeyso:-Qaar ka Mid ah Odayaasha Degmada Garbahaareey oo Ka Hadley

Odey ka mid ah odayaasha degmada garbahaareey ayaa ka hadley isku dey ay rabeen in ay ku xiraan gudoomiyihii gobolka Maxamed Cabdi Kaliil ciidamo...

Dhegeyso:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Ciidamada Ay Dowlada Dooneyso iney u Dirto Yemen

Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo Ah Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Arimaha Dibada Ee Baarlamaanka Somalia ayaa sheegay in Xiliga aanay suurtagal aheyn in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img