Dhegeyso:-Mid ka Mid Ah Xildhibaanadii Moshinka Ka Keeney Madaxweyne xasan oo Ku Baaqey In Tanaasul la Sameeyo

0
177

3-3Mid kamid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu Magacaabo Maxamuud Cali Nuur oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay Xildhibaandii 90 ka badnaa ee Mooshinka ka keenay Madaxweynaha in ay Tanaasulaan oo ay la laabtaan Mooshinka.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:

xildhibaanada mooshinka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

xildhibaanada mooshinka mobil