Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Maamulka Puntland oo Eedeymo Usoo Jeediyey Dowlada Federaalka

Wasiirka Amniga ee Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Qarjab shir jaraaid oo uu maanta qabtey kaga hadley duulaanka ay alshabab kusoo qaadey qaar ka mid...

Dhegeyso:-Shacab Xaley Si Gardaro Ah Loogu xasuuqey Degmada Marka

Ciidamo ay hogaaminayaan Yusuf Cagey iyo C/llahi Hurdaayo ayaa habeenkii xaley xasuuq ka geystey degmada marka ee gobolka shabeelah hoose ayadoo sida la sheegey...

Dhegeyso:-Musuqmaasuqa Iyo Maamul Xumida Maamulka Shariif Xasan oo Faraha Ka Baxay Iska Hor Imaadna Dheliyey

Agaasimaha Gobolada maamulka shariif xasan Maxamed Cali Aaden ( Qalinle) oo maanta warbaahinta magalada baydhaba kula hadley ayaa waxaa uu ka horyimid isagoo aan...

Dhegeyso:Odayasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Diidey Iney La Fariistaan Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka

Qaar kamid ah Waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aysan la fariisan doonin Wasiirka Arrimaha Gudaha,waxaana ay ku Eedeeyen inuu qeyb ka yahay Dadka...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Bay oo Amar Dul Dhigey Ciidanka Booliska Gobolka Bay

Taliska ciidamada dowlada Soomaaliya ee gobolka Baay Mahad Cabdiraxman ayaa sheegey ineysan u dulqaadan doonin askarta labista dareysaka caadiga ah ee ku sugan gudaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img