Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Reysulwasaare Ku Xigeenka Xukuumada Federaalka oo Sheegey Iney Puntland Ka caawin Doonaan la Dagaalanka Alshabab

Reysulwaasaare kuxigeenka xukuumada federaalka somaliya Maxamed Cumar Carte oo la hadley VOA ayaa ayaa sheegey in xukuumada federaalka ay ka caawin doonto maamulka puntland...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo Ka Hadley Qabsashada Alshabab Ay Qabsadey Deegaanadaas

Gudoomiyaha gobalka Nugaal Col Cumar Cabdulaahi Faraweyne wuxuu si cad oo aan leex-leexad laheyn u sheegay in ay Puntland bixisey amarka dagaalka, ayna si...

Dhegeyso:-Gudoomiyihii Degmada Afgooye Oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Qaabka Xil Ka Qaadistiisa u Dhacdey

Maamulka shariif xasan iyo kooxaha ay gacan saarka leeyiihiin ee gumaadka, kufisga iyo dhaca ku haya  degmada afgooye ayaa kol dhaweyd waxaa ay xil...

Dhegayso…Maamulka Shariif oo magaalada kaliya uu ka taliyo Amnigeedii ku fashilmay

          Maamulka Shariif oo magaalada kaliya uu ka taliyo Amnigeedii ku fashilmay ka dib kolkii Shacabku ay ogaadeen in Amni xumida Baydhabo ka jirta uu...

DHEGAYSO…CASHARKA 28AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

            Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. DHEGAYSO…CASHARKA 28AAD EE...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img