Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..CASHARKA 32 AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

              Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Unknown Album    

Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Ceel Cade ee Maamulka Gobolka Gedo oo Ka Hadley Diyaarado Duqeyn Ka Geystey Degaankaas

Gudoomiyaha deegaanka Ceel-cade ee maamulka gobolka Gedo Cabdi Cali Qoorleex oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay Duqeynta ka dhacday deegaankaasi in lagu beegsaday Saddex...

Dhegeyso Caleemasaarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Maanta Lagu Qabtey Magalada Baledweyne

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan maanta waxaa ka dhacday xaflad si heersaro loo soo agaasimay oo lagu caleemo saarayay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Xafladan...

Dhegayso…Deeqdii raashin ee Dowlada Turkiga ugu deeqday Gobolka Gedo iyo Degmada Afgooye oo la dhacay.

          Gudoomiyaha gobolka Gedo ayaa maanta mar aan wareysi la yeelanay inoo xaqiijiyay in Macaawinadii Raashin ee Shacabka Turkiga ugu talagaleen ummadda Soomaaliyeed qaybtii kaga...

Dhegeyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Hadley Isbaaroyinka Ay Ciidamada Dowlda Dhigtaan Gobolka Banaadir

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan ay goob joog ka ahaayeen Gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo sidoo kale Gudoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana kulanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img