Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Gudomiye Jawaari Ku Eedeeyey Kulan La,aanka Ka Jirta Baarlamaanka

Mudo Ka Badan Bil waxaan Jirin wax Kulamo ah oo ay leeyihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kadib Fasxiii ay Galeen Baarlamaanka Bilowgii Bishii Barakeysneyd ee...

Qarax aad u Weyn oo Maanta Ka Dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan cade

Qarax aad u weyn ayaa Goor-dhaw ka dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan baar ku dhaw jidka isku xirta...

Dhegayso…Degmada Aw-dheegle oo dagaal ka dhacay.

          Wararka ka imaanaya degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in gabal dhicii(maqribnimadii) shalay uu halkaasi dagaal ku dhexmarey Ciidamada AMISOM iyo kuwa...

Dhegayso..Maamulka K/G oo Beesha Geledi u diiday Hanbadii deeqda raashinka ahayd ee shacabka Turkiga ugu deeqeen Degmadooda.

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in raashinkii shacabka Turkiga u soo direen ummadda Soomaaliyeed qaybtii kaga...

Dhegayso..Hoos u dhac ku yimid qiimaha Qudaarta lakala siisto suuqyada degmada Afgooye

          Hoos u dhac aad u baaxad leh ayaa lagu soo waramayaa inuu ka jiro suuqa Qudaarta ee degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose. Hadaba waa maxay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img