Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Sheegey In Xukuumada Ay Ka Gaabisey Iney Wax Ka Qabato Derbiga Kenya Dhisaneyso

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Sooomaaliya ayaa sheegay in Xukuumada Soomaaliya ay ka gaabisay iney ka war heyso derbiga...

Dhegeyso:Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo Ka Warbixyey Safarkii Ay Ku Tageen Degmada Xudur

Kol dhaweyd waxaa jirey wafdi uu ka mid yahay xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo gaarey degmada xudur ee gobolka bakool halkaasoo ay kula...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Baydhaba oo Ka Hadlaya Adkeynta Amniga Magalada Baydhaba

Ammaanka Magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay , waxaana wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada lasoo dhoobay ciidamo aad u fara badan oo loogu talagalay...

Dhegeyso:Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Sababta ka Dambeysa Ka Bixitaan Ciidamada Itoobaanka Goobaha Ay Ku Sugan Yihiin

Xildhibaan Prof Maxamed cumar dalxa  oo la hadlay warbaahinta magaalada muqdisho waxa uu ka hadley sababta ka dambeysa ka bixitaan ciidamada itoobiyaanka ay ka...

Dhegeyso: Axmed madoobe oo Ku Baaqey In Amisom Laga Saaro Somaliya

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in si deg deg ah dalka guud ahaan loogu saaro Ciidamada Shisheeye...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img