Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Xiisad Colaadeed oo Laga Sheegayo Deegaanka Garasweyn ee Gobolka Bakool

Mid ka mid nabadoonada gobolka bakool oo lagu magacaabo Nabadoon Maxamuud Cali oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in xiisad salka ku heesa beelo...

Dhegeyso: Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Ka Hadley Xil Ka Qaadista C/kariin Guuleed

Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa kulan ay ka yeesheen Khilaafka ka dhex jira Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug kaasi oo keenay Muran Siyaasadeed oo la...

Dhegeyso: Shariif Xasan oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Dhibaatada Ka Taagan Wadada Isku Xirta Xamar iyo Baydhaba

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii ugu horeysey ka hadley dhibaatooyinka ka taagan wadada isku xirta magalada baydhaba iyo xamar wuxuuna ka dalbaday ciidamada...

Dhegeyso: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Aan La Yeelaney Aqoonyahan Saadaq Cabdullahi Cabdi

Warbaahinta Daafeet Media ayaa waxey wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatey Aqoonyahan Saadaq Cabdullahi Cabdi oo ka tirsan aqoonyahanada koonfur galbeed oo ku nool...

Dhegayso…Gudoomiye Xigeenka G/Sh/Hoose”Isbaaro wax xun waaye waxaa dhigto Tuug,Saqajaan iyo Ciyaalsuuq”

Gudoomiye Xigeenka Maamulka G/Sh/Hoose Cabdifataax Xaaji Cabdulle oo markii ugu horeysay si kulul ula hadlay Isbaaroolayda"Isbaaro wax xun waaye waxaa dhigto Tuug,Saqajaan iyo Ciyaalsuuq" Halkan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img